Dowladda Puntland ayaa soo saari doonta Habraac iyo Hage ay ku cadahay nidaam iyo hanaan lagula soconayo mashaariicda. GAROWE, Puntland - Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...
Aadan Madoobe ayaa hay’addan ku bogaadiyay hay’adahan howlaha mashaariic ee ay wadanka ka hayaan. MUQDISHO, Soomaaliya - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ...
Wasiirka Amniga Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda. MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Amniga Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka ...
Hadalkan ayaa imaanaya xilli ay sanad iyo bilooyin ay ka dhiman tahay muddo xileedka madaxweynaha Soomaaliya. MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxa uu ...
Heshiiskan ayaa abuuraya xasilooni iyo horumar ka mustaqbalka dhaw ee bulshooyinka Magaalooyinka iyo Miyiga. MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Maalgashiga Maxamuud Cabdiraxmaan ...
Weeraro ka dhacay Lubnaan ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof Isniintii, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee dalkaas. DOOXA, Qadar - Askarta Israa'iil ayaa gudaha u galay Lubnaan ka dib markii ay ...
Qadiyadan ayaa looga hadlay shir ka dhacay xarunta Wasaaradda Deegaanka, Daaqa, iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland. GAROWE, Puntland - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa, iyo Isbedelka ...
Dadka la xukumay ayaa waxaa ka mid ah Clinton Damas, oo ah askari ka tirsan ciidamada difaaca shacabka. NAIROBI, Kenya - Maxkamad ku taalla magaalada caasimadda ah ee Tanzania ayaa afar nin ku ...
Markabkaan ayaa shalay ka soo shareecday dakedda Turkiga waxaana uu usoo gaari doonaa Muqdisho dhowaan. MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab sida Shixnad Gargaar ...
Xildhibaanka ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay inuu meeshii ugu sareeyay marayo musuqmaasuqa dalka isla markaana loo baahan yahay wax ka qabasho degdeg ah. MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan ...
Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada socdaalka wefdigu ku marayaan gobollada Bari iyo Karkaar. BOOSAASO, Puntland – Wefdiga uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Puntland, ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa hadalkan ka sheegay xiritaanka Shirka Sanadlaha ah ee Midowga Bangiyada dalka. MUQDISHO, Soomaaliya – Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka ...